Bu yılda düzenlenen yıllık buluşmasında genel olarak Türkiye-Somali ilişkileri ve mezunların bu ilişkiyi daha ilerlemesi için ne yapabileceği ile ilgili panel tartışması yapıldı. Somali mezunlar derneğin geçmişte gerçekleştirdiği faaliyetler değerlendirildi ve gelecek planları hakkında konuşuldu.
Son olarak mezunlar derneğin en önemli amaçlarından olan üyeler arasindaki dayanışmanın sağlamlaştırılması ve Türkiye-Somali ilişkilerin güçlendirilmesi konuların önemi altını çizildi.
Ardada wax kusoo baratay turkiga oo kulan sanadeedkooda muqdisho ku qabsaday.
Kulan sanadeedka sanadkaan ee ey isugu yimaadeen ardayda kasoo qalin jabisay turkiga waxaa lugusoo bandhigay dood cilmiyeed la xiriirta xiriirka turkiga iyo somaliya iyo sida qalinjabiyayaasha turkigu xiriirkaas usii hormari karaan. Waxaa sidoo kale kulanka lugu qiimeeyay waxyaabihi u qabsoomay ururka qalinjabiyayaasha turkiga iyo qorshaha mustaqbalka u dagsan. Ugu danbeyn ururka kasoo qalinjabiyayaasha turkigu waxay hoosta ka xariiqeen muhiimada ey leedahay iskaashiga iyo iskawarqabka ardada turkiga wax kusoo baratay iyo sara u qaadida xiriirka labada dal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *